Ciidamada booliiska oo gacanta kusoo dhigay rag dil ka geestay magaalada Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan labo nin oo burcad ah oo dhawaan dil magaalada Muqdisho ugu geestay wiil dhalinyaro ah xili ay ka dhacayeen mooto uu watay. Burcadan booliiska soo qabteen ayaa xilli habeen ah waxaa ay Xaafada Juungal ee degmada Yaaqshiid 21-kii Bisha dhamaatay ee June ku dileen … Continue reading Ciidamada booliiska oo gacanta kusoo dhigay rag dil ka geestay magaalada Muqdisho